The number of deaths migrants at Mediterranean sea increases.

It’s estimated that since 2000 more than 22,000 migrants have died trying to reach Europe. This week, hundreds of people fleeing Libya are feared to have drowned in the Mediterranean after their boat capsized. This 2014 film follows five friends on their perilous journey from Syria to Europe.

Waxaa lagu qiyaasay in tan iyo sanadkii 2000 ay in kabadan 22,000 oo muhaajiriin ah ay dhinteen kuwaasoo isku dayayey in ay soo gaaraan Yurub, Todobaadkan oo kaliya boqolaal dad ah oo kasoo caray Liibiya ayaa laga cabsi qabaa in ay ku quuseen badda Midhitereeniyaanka kadib markii doonyihii ay lasocdeen ay dageen. kani waa Filim laga diyaariyey 2014 -tii shan saaxiibo ah wuxuuna ka sheekeynayaa safarkoodii halista badnaa ee Siiriya ilaa Yurub.

https://www.facebook.com/theguardian/videos/10153241987081323/?pnref=story

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *