Syrian migrants, including toddler, drown off Turkey.

ENGLISH VERSION BELOW.
Muqaalka meydka canug yar oo socod barad ah kuna halaagsamay badda ayaa ku soo caariyey mid kamid ah xeebaha dalxiiska ee uu ku dabaasho Ra`isulwasaaraha Turkiga, dhacdadaasi ayaa heysata guud ahaan baraha bulshada ay ki xiriirto kadib markii ugu yaraan 12 qof oo ah qaxooti Suuriyaan ah ay dhinteen xili ay isku dayayeen in ay gaaraan jaziiradda Giriiga ee Kos.

Sawirka ayaa natusaya wiil yar oo xiran funaanad guduudan iyo surwaal gaaban oo wajigiisu yahay hoos kuna soo caariyey xeebta loo dalxiiska tago ee u dhow magaalada Bodrum, sawirka labaad ayaana tusaaya nin booliis ah oo soo xambaarey meydka canuga.

Warbaahinta Turkiga ayaa aqoonsatay in wiilkan uu yahay 3-sano jir Aylan Kurdi iyadoona walaalkiis oo 5-sano jir ah ay kuwada dhinteen isku doon, warbaahinta ayaa sheegtay in uu ka yimid magaalada Kobani ee ku taal waqooyiga Suuriya oo ku dhow xuduuda Turkiga tan iyo markii ay ka biloowdeen halkaasi dhowr bilood ka hor dagaalo culus oo u dhaxeeya Xarakada Dowladda Islaamiga iyo ciidamada Kurdiyiinta eek u dagaalamaayey gobolkaasi.

Saraakiisha Turkiga ayaa sheegtay in ku dhawaad 100 qof ay soo badbaadiyeen maraakiib Turkish ah xili habeen ah oo ay ku safraayeen badda iyagoo isku dayaayey in ay gaaraan jaziiradda Kos oo ka tirsan dalka Giriiga.

Ilaa iyo sanadkan oo kaliya waxaa dhintey in ka badan 2,500 oo qof kuwaasoo iskudaayey in ay ka gudbaan badda Mediterranean-ka sida ay sheegtay Hay`adda Qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR.

English Version.

An image of a drowned toddler washed up on the beach in one of Turkey’s prime tourist resorts swept across social media today after at least 12 presumed Syrian refugees died trying to reach the Greek island of Kos.

The picture showed a little boy wearing a bright red t-shirt and shorts lying face-down in the surf on a beach near the resort town of Bodrum. In a second image, a grim-faced policeman carries the body away.

Turkish media identified the boy as 3-year-old Aylan Kurdi, whose 5-year-old brother died on the same boat. Media reports said he was from the north Syrian town of Kobani near the Turkish border, scene of heavy fighting between Islamic State insurgents and Kurdish regional forces a few months ago.

The official said almost 100 people in all had been rescued by Turkish vessels overnight as they tried to reach Kos.

So far this year, more than 2,500 people have died trying to cross the Mediterranean, the UNHCR said.

VOM-RADIO.
Source: Times Of Malta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *