NGOs Meet Minister Abela, and Government officials as new Detention Policy takes shape with consultations.

ENGLISH VERSION BELOW.
Ururada ka jira Malta ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka mudane Abela iyo saraakiil katiran dowladda si looga wadatashado siyaasadda cusub ee xirada xiran ama Detention –ka.

Wakiilada matalaayey ururada ka shaqeeya arimaha muhaajiriinta ayaa si wada jir ah ugaga soo qayb galay kulankaasi uu wasiir Carmelo Abela uu layeeshay ururada, waxaa sidoo kale goob joog ahaa saraakiil ka socotay hayadaha sida Agaasimaga gudiga Qaxootiga, iyo madaxa hay`ada AWAS oo ah mid caawisa soogalootiga Malta.

Ururada Malta waxay leeyihiin kaalimo gaar ah oo mid walba wuxuu leeyahay fursad in ay u yeeraan isbedelo loo baahan yahay ee qaybaha daboolan, ururada ayaa si wada jir ah uqabtay howlo fara badan kulankan kahor sida ay sheegeen Neil Falzon oo katirsan Aditus iyo Kathrine Camileri oo iyana katirsan Jesuit Refugee Service (JRS) oo labaduba ah qareeno ka caawiya muhaajiriinta dhanka sharciga.

Maria Pisani, oo ka socotay ururka Integra Foundation, ayaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Malta waydiisay kaalinta xiligan ay ku leedayahay dowladda Malta badbaadinta soogalootiga ee dhanka badda? Wasiirka ayaa sheegay in uu jiro heshiis hoose oo udhaxeeya dowladaha Italy iyo Malta oo ku aadan gurmadka badbaadinta.

Wasiirka Abela ayaa umahad celiyay dhammaan dhinacyadii joogay fadhigaasi, wuxuuna ballan qaaday in geedi socodka latashiga ururada uu siisocon doono.

Baahida Brussels ayaa ah in dhamaan wadamada yurub uu anfaco isbedelka lagu samaynayo xirada xiran Detention –ka iyadoo sharci dajiyayaasha qaranka Maltana ay milicsan doonaan bish july ee sanadkan 2015, isbedelkaasina waxaa hagidoona sharci dajiyayaasha, laakiin dalkasta wuu la qabsan karaa tilmaamaha lagu milicsanaayo xaaladda gaarka ah.

ENGLISH VERSION.

NGOs Meet Minister Abela, and Government officials as new Detention Policy takes shape with consultations.

Representatives of NGOs working with migrants joined together at the Ministry of Home Affairs and National Security, with Minister Carmelo Abela, his officials, and leaders of Agencies such as Refugee Commission and AWAS.

NGOs in Malta have specific roles, and each has it’s opportunity to call for changes which are needed for the sectors it covers. The NGOs had already done much work together before the meeting, lead by Neil Falzon of Aditus and Kathrine Camileri of Jesuit Refugee Service.

Maria Pisani, Integra Foundation, asked minister waht is the role of Malta to rescue migrants at sea? The Minister stated that under an agreement between the Governments of Italy and Malta.

Minister Abela thanked all present at the meeting and promised that the consultation process with NGOs will continue.

Brussels requires that all European countries adopt the Directive concerning Detention into National Legislation by July 2015. The Directive guides the lawmakers, but each country can adapt the guidelines to reflect it’s unique situation.

VOICE OF MIGRANTS RADIO MALTA.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *