Minister Abela has promised to address the complaint of migrants about residence permit.

ENGLISH VERSION BELOW.
Dhowr bilood kahor ururka warbaahinta Afrikaanka ee Malta ayaa iftiimiyey dhibaatooyiinka ay soo-galootiga Malta kala kulmaan in ay codsadaan sharciga ogolaansho ee daganaashaha, waxaana xilgaasi xadidnaa xiliyada ay furan yihiin xafiisyada laga doonto sharciga, taasina waxay dhalisay in dad badani ay habeenkii hor-seexdaan wadooyiinka xaruunta laga bixiyo sharciyada si ay u codsadaan ID ama sharci daganaasho.

Dowladda waxay markiiba samaysay hab fudud oo ay dadku ku codsankaraan sharciga, iyadoona laga codsan karo goobo badan sida Hal-Faar iyo Valletta iyo saacado badan oo ay furanyihiin xafiisyadaasi, laakiin ilaa hadda muhaajiriin farabadan ayaa sugaya mudo dhan sided bilood kaararka aqoonsiga daganaasho ee ay codsadeen, la`aanta ID-gana waxay sababaysaa in xuquuqdooda ay noqoto mid aad u xadadan.

AMAM waxay tani kasheegtay kulankii Ururada bulshada rayidka iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, waxaana uu balan qaaday wasiirka in uu samayndoono ficil.

ENGLISH VERSION BELOW.

A few months ago African Media high-lighted the problems for migrants Malta to be able to apply for residence permits. There were limited office opening times for them so many slept overnight in the street just to be able to apply.

The Government immediately made it easier to apply, more places to apply like Valletta and Hal-Far and more office hours, but many migrants now are waiting up to eight months for the residence permit they applyed. Without the permit their rights are severely restricted.

AMAM raised this at the meeting NGOs and Ministry of Home Affairs and National Security, the Minister promised action.

VOM-RADIO-MALTA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *