400 migrants dead in shipwreck off Libya.

ENGLISH VERSION BELOW.
Ilaa 400 oo muhaajiriin ah ayaa dhintay kuwaasoo iskuday in ay gaaraan Taliyaaliga iyagoona kasoo safray Liibiya kadib markii ay dagtay doonidii ay lasocdeen, badbaadiyayaasha ayaa yiri waa masiibadii ugu dambaysay ee kadhacda badda Midhitereeniyaanka, taasoo tirada dhimashada sanadkan kor uqaadaysa.

Doontu waxay siday 550 qof oo muhaajiriin ah guud ahaan, waxaana ku kacday badda markii ay soo safrayeen mudo 24-saac gudaheed oo ay kasoo dhaqaaqeen biyaha Liibiya, sida ay xaqiijiyeen 150 qof oo lasoo badbaadiyey kuwaasoo loo qaaday dakad kutaal dhanka waqooyi ee Taliyaaniga sakay, Hayada badbaadada caruurta ee Save the children sida ay warisay.

Kahor dhacdadaan waxaa jiray in kabadan 500 qof oo muhaajiriin dhintay ah kuwaasoo isku dayayey in ay kasoo gudbaan badda Midhitereeniyaanka iyagoo kasoo safraya Afrika sanadkan, iyadoona ah mid xad dhaaf ah kana saraysa 47 si lamid ah sanadkii hore ee 2014, sidaasi waxaa sheegay Ururka Socdaalka Caalamiga IOM xaruuntiisa Geneva.

Muhaajiriintan lasoo badbaadiyey ayaa dhamaantooda kasoo jeeda wadamada dhaca saxaraha Afrika, mana jirto faahfaahin intaasi kabadan oo laheli karo, Afhayeen u hadlay haya`da Save the children ayaa Reuters usheegay ma`ahan mid cad dhab ahaantii xiliga ay doontu dagtay.

Tirada doonyaha lagu soo daabulayo dadka muhaajiriinta ah ee loo qorsheeyey in ay soo gaaraan yurub ee kasoo safraya Afrika ayaa soogaaray todobaadyadii ugu dambeeyey iydoona laqorsheeyey xiligan gu`ga ah oo ay tahay bad furan taasoo u sahlaysa tahriibayaasha in ay soo safraan, inta lagu guda jiray bishii February 300 qof ayaa dagay kadib iskudayga safarkooda iyo cimilada badda oo xumayd.

ENGLISH VERSION BELOW.

About 400 migrants died in an attempt to reach Italy from Libya when their boat capsized, survivors said, the latest tragedy in the Mediterranean where the death toll from shipwrecks has surged this year.

The boat, carrying about 550 migrants in total, flipped about 24 hours after leaving the Libyan coast, according to some of the 150 survivors who were rescued and taken to a southern Italian port this morning, Save the Children reported.

Before this incident there had already been more than 500 deaths of migrants crossing the Mediterranean from Africa this year, up sharply from 47 in the same period of 2014, said the Geneva-based International Organisation for Migration (IOM).

The survivors of the latest shipwreck were mostly sub-Saharan Africans, but no further details were available, a Save the Children spokesman told Reuters. It was not clear exactly when the boat had capsized.

The number of boats carrying migrants aiming to reach the EU from Africa has picked up in recent weeks as fine spring weather makes the passage safer. In February, more than 300 drowned when attempting the crossing in cold weather and rough seas.

VOM-RADIO-MALTA.
Source: Times Of Malta/ Reuters.

2 thoughts on “400 migrants dead in shipwreck off Libya.

  1. Can never understand the UN security council and the EU. So simple to avoid this ongoing tragedy. Send ships and flights to designated areas across the north and south of Africa and let these poor souls get a free passage to liberation from their war torn countries, vicious dictators or corrupt governments. But what is behind the fact that this is not materializing? Maybe it is better to let them go through this savage journey so at least a lesser number make it? can anyone answer? UN security council has failed in the Iraqi, Syrian, Afghanistan, Palestine now Yemen wars etc. Do we need the UN security council with their high wage packets anymore? Wonder what is behind this farce.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *