Asylum Seeking

commissioner

 

ENGLISH VERSION BELOW.

Waraysi aanu la yeelanay Agaasimaha Komishanka Muhaajiriinta Malta.
Ururka Komishanka Muhaajiriinta waa mid aan faa`iido doon ahayn, kana madax banaan dowladda, oo iskaa wax u qabso ah, kaasoo loo aasaasay in uu caawiyo badbaadiyana dadka u baahan gargaarka iyagoo lasiinaya adeegyo lacag la’aan ah, la talin iyo ilaalinta.
Guddiga muhaajiriinta waxaa la aas aasey 1950-kii intii lagu guda jiray qaxii xooganaa ee xiligaasi saameeyey shacabka Malta, maxaa yeeley in badan oo dadka kamid ah waxaa soo food saartay shaqo la`aan ujeedadu waxay ahayd in ay bixiyaan gargaar loogu tala galay dadka degan dalka dibadiisa.
Hadda adeegyada uu daboolo ururka waa dhamaan socdaalka, oo ay ku jiraan dadka muhaajiriinta ah, qaxootiga iyo dalxiisayaasha, iyadoona ay jiraan ururo kale oo hoostaga Komishanka Muhaajiriinta, waxaana wax qabad koodu uu ku wajahan yahay in ay caawiyaan muhaajiriinta, dalxiisayaasha iyo ururada kashaqeeya arimahaasi.
Agaasimaha Komishanka Muhaajiriinta ‘Fr Alfred Vella ayaanu ka waraysanay sida ay u caawiyaan muhaajiriinta Malta.
By: VOM-RADIO.
VOM-RADIO interviewing with Emigrants’ Commission director Fr Alfred Vella`,,,
Emigrants’ Commission is a non-governmental, non-profitable, voluntary organisation, which is established to help and protect people in need by offering them free services, counseling and protection.
Emigrants’ Commission came into being in 1950 due to the huge exodus of Maltese to foreign lands because of over population and unemployment. The aim was to offer help to those who intended to settle abroad.
Now its services cover all those affected by migration including immigrants, refugees and tourists. Under the patronage of the Emigrants’ Commission there are other organizations whose activities are orientated to help immigrants and tourists in more specific areas and it also houses Associations such as:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *