Day: April 14, 2015

400 migrants dead in shipwreck off Libya.

ENGLISH VERSION BELOW. Ilaa 400 oo muhaajiriin ah ayaa dhintay kuwaasoo iskuday in ay gaaraan Taliyaaliga iyagoona kasoo safray Liibiya kadib markii ay dagtay doonidii ay lasocdeen, badbaadiyayaasha ayaa yiri waa masiibadii ugu dambaysay ee kadhacda badda Midhitereeniyaanka, taasoo tirada dhimashada sanadkan kor uqaadaysa. Doontu waxay siday 550 qof oo […]

Minister Abela has promised to address the complaint of migrants about residence permit.

ENGLISH VERSION BELOW. Dhowr bilood kahor ururka warbaahinta Afrikaanka ee Malta ayaa iftiimiyey dhibaatooyiinka ay soo-galootiga Malta kala kulmaan in ay codsadaan sharciga ogolaansho ee daganaashaha, waxaana xilgaasi xadidnaa xiliyada ay furan yihiin xafiisyada laga doonto sharciga, taasina waxay dhalisay in dad badani ay habeenkii hor-seexdaan wadooyiinka xaruunta laga bixiyo […]

NGOs Meet Minister Abela, and Government officials as new Detention Policy takes shape with consultations.

ENGLISH VERSION BELOW. Ururada ka jira Malta ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka mudane Abela iyo saraakiil katiran dowladda si looga wadatashado siyaasadda cusub ee xirada xiran ama Detention –ka. Wakiilada matalaayey ururada ka shaqeeya arimaha muhaajiriinta ayaa si wada jir ah ugaga soo qayb galay kulankaasi […]